Home Afsomali War deg deg ah Kooxo Hubeysan goor dhawayd toogasho ku dilay  Cali...

War deg deg ah Kooxo Hubeysan goor dhawayd toogasho ku dilay  Cali Nuur Shuute oo ahaa Gudoomiyaha maxkamada Ciidamada qalabka sida Aabihii

Gudoomiyaha maxkamada Ciidamada aabihii Cali Nuur Shuute oo ahaa aabaha dhalay Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1aad ee Ciidamadda Qalabka Sidda ee Soomaaliya Garyaqaan Col Xasan Cali Nuur Shuute-

Kooxda falka dilka ah geysatay ayaa goobta ka baxsaday waxaana gaaray ciidanka dagmada dharkeynley oo baritano ka bilaabay lagu ogaanayo cidii falkaa ka danbeysay

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.