Maga caabidii. Mudane Ali sheikh Mahamud. Ee Gudomiyeha Gobalka Banadir ahna duqa muqdisho Xogtaan oon ka soo xiganay dad ku dhaw dhaw xafiiska R/kheyre kana cudur daar in aan la xusin magacooda lakiin lahubo warkood leyskuna haleyn karo xogtooda Kadib markay is biirsadeen. Ama soo cusboonaadeen. Dilal. is dabajoog ah. Amaan daro. Baahsan buuq siyaasadeed. &xaalad jahwareer ah oo dhamaan. Saameysay shacabka Gobalka Banadir cabashadiina ay ku badatay madaxda dowlada Fadaralka. Oo ay istaageen. Dhamaan. Howlahii Caadiga ahaay. ayna shaqadii. iskugu soo uruurtay hadal haayn abni. &buuq siyaasadeed &in bulshada Gobalka Banadir qalqal lageliyo Oo leyska horkeeno dowlada &shacabka kana faa,ideystaan dad dano khaas ah leh aadna u bubuniyan &weliba mucaaradad soo if baxday Hadaba arimahaan dhamaan Waxaa iska ama eey ka dhacayan meeshow mas,uulka ka ahay mamulka Gobalka Banadir lagana rabay mar hore in ow xaliyo madaxdana ay u xilsaartay mas,uuliyadaan kana sugeysay in aysan cabasho uga imaan Hadaba magacaabitada Gobalka Banadir &udhiibida ganacsade ali sheikh Mahamuud Oo asbuuyadii hore dar dar ku socotay. Laakiin. Qabowday markii Arimo badan ay dhaceen 1)shirkii Kismaayo 2) furitankii Barlaman ka & buuqi Galmudug &kii Hirshabelle.Ayadoo. Waliba. Laleeyahay ra,isalwasare Kheyrre ayaa go,aansaday in dib loodhigo isbadalka Gobalka Banadir iskuna dayey bal in ow dhaxdhaxadiyo buuqii &isqabqabsigii ka jiray mamulka gobolka Banadir waliba tagay gudaha Gobalka Banadir asoo joogay muddo sacado ah. Laakiin u caalwaayey in xal Waara laga gaaro Kadibna tala badan kadib laqatay in isbadal Deg deg ah yimaado Oo aan laga baaqsan karin Markaan ayaa waxaa laleeyahay. Waxaa qarka saaran waqti dhaw isbadal lagu sameeyo Gobalka Banadir ayada oo aay jiraan wax badan oo lagu dul xalinlahayna isbadalka Gobalka Banadir aay taaganyahiin. Sida xalinta buuqa siyada. Dejinta bulshada Gobalka Banadir. Furfurida mucaaradKa ka hortaga dilalka isdaba jooga ah horimarka Gobalka Banadir Oo taagan meel adag kal sooni soo celinta bulshada Gobalka Banadir oo ay doodii Abni Ee Barlamanka ay shaki keentay Sababahaas. Badan Ayaa. Waxaa marnaba aysan ka maarmeyn in isbadalka Gobalka Banadir ow dhaco intaas kadib. Bal waxii ku soo kordho. Waxaan idiin kula wadaagi doonaa wararkeena dambo. Xariir wacan