Galab Wanaagsan Dhammaan
Waaxda Warfaafinta ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxay dhammaan warbaahinta ku war gelineysaa in is toos ah (LIVE) ay dowladdu uga war bixineyso xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19, caawa 7:00 Fiidnimo saacadda geeska Afrika.
Mahadsanidiin