Home Afsomali wararka naga sogaarayo gobolka galgaguud oo sheegayo in ciidamo farabadan oo ka...

wararka naga sogaarayo gobolka galgaguud oo sheegayo in ciidamo farabadan oo ka tirsan dowlada somaliya

Deg deg wararka naga sogaarayo gobolka galgaguud oo sheegayo in ciidamo farabadan oo ka tirsan dowlada somaliya ay wax ka yar 5 kiloo mitir ijira degaanka wabxo Alshabaabka ku sugan galgaduud oo laga sooxigtay ineey isdhiibayaan kidib markii ay wadoonyinkii ka soxirmeen

Madaxweyne xasan sheekh oo sheegay in sanad guurada galmudug sanadka dambe lagu qaban doono ceelbuur kana qeyb Gali doono markaasi
Ku sodhawaada dawadayaal warbixintaan oo dhameeys tiran

Aynu ku bilownee Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Ali bin Abii Daalib uu hogaaminaayo G/le Ismail Abdimalik ayaa lawareegay Deegaanka Gorof oo 5Km ujira Degaanka Wabxo Ee Gobalka Galguduud. Wabxo gashaanle abdimalik ayaa sheegay in sacadaha soo aadan ay dadka somaliyeed gar ahaan dadka reer galmudug ay maqli donaan war ay ku farxaan islamarkaana wabaxo iyo deganada hoos yimaada ay gacanta ku dhigayaan wabxo ayaa horay uga baxday gacanta ciidamada dowlada kidib markii ay iskaga baxeen ayna lawaregeen kooxda AS kabixitaanka ciidamada xiligaasi ka baxeen ayaa lagu sheegay xeelad dagaal

balse markale maanta ciidamada ayaa kaabiga kuhaayo wabxo Alshaab ayaa lagu waramayaa ineey iska baxeen degaanka isla markaana ay sii kaxeeysteen dadkii daganaa halkaasi silamid ah sidii ay sameyeen Kal hore dadka ku dhaqan bariga galgaduud ayaa lagu edeeynayaa ineeysan raali ka aheeyn in laga dulqaado kooxda madama aysan dib ugu solaaban deganada laga saray Al shabaab

Dadka ka falooda arimaha siyaasada ayaa qaba in dadkaasi aysan kalsooni ku qabin dowlada taas oo ku aadan in Kal hore ciidamadu dib uga baxeen degaano ay qabteen taasine kooxda shabaab ku dhibateyeen dadkii degaanka ku haray

Dhaka kale madaxweyne xasan sheekh oo ka qeyb galay xaflada sanadguurada galmudug ayaa sheegay inoow bilowday wijiga labaad maalmo koobana u qabtay in lagu soo afjarayo kooxda AS ee ku gobolada dhaxe

Xasan sheekh waxa uu sheegay in wijiga labaad uu ka fududyahay wijigii kowaad ee dagaalka xeladu badan ayaa ka baranay ayuu sii raciyay hadalkiisa waxa uu sheegay in sanadka dambe galmudug xaflada sanad guradeeda laga dhigi doono degaan laga xureeyay alshabaab kaasi oo dad badan u fisirteen ceelbuur oo ay ciidamada dowladu imika dhowrjiho uga wajahan yihiin xasan sheekh ayaana bulshada somalida magac weyn ku yeelan doono hadii uu ka taqaluso kooxda AS sida ay qabaan dadka ka falooda siyaasada

Alshababka ku sugan galgaguud ayaa qarkood laga sowariyay in hadii ay wayaan wado ay ku baxsadaan isdhiibi donaan qar kamid ah xubnaha ka sogoosta ayaa sheegay in ay layihiin shabaabka ku sugan gobolada dhaxe meel ay kala xiriiraan dowlada madama hogamiyashoodu ka qadeen taleefadadii isla markaana ay ku qasbayaan dagaal aysan awood u haynin

Dowlada ayaana horay usheegtay in dhamaan hadii aysan isasoo dhiibin la laaynayo waxaana la sosheegayaa in cabsidii igu badneed ay wajahayaan diyaaradaha dagaalka ayaana sacad waliba lagu arkayaa deganada galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.