Home Afsomali Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee qaranka

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee qaranka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee qaranka oo sheegay inuu talaabo ka qaadayo Kiisaska soo gaaray iyo shaqsiyaadka la tuhun yahay

29 March 2023 (Puntlandes) Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee qaranka ayaa lagu sheegay inay soo gaartay dacwad kiisas la xiriira lacag Dhaqid & Maal-gelinta Argagaxisada.

Kiisaska ayaa sida qoraalka lagu sheegay waxaa Xafiiska usoo gudbisay Xarunta Warbixinada maaliyadda JFS (FRC) ee DFS.

Xafiiska ayaa sheegay inuu talaabo ka qaadayo Kiisaska soo gaaray iyo shaqsiyaadka la tuhun yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.