Home Afsomali Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo ku baaqday in Bandaw Habeenkii ah lasoo Rogo...

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo ku baaqday in Bandaw Habeenkii ah lasoo Rogo si looga hortago Faafida Wareegii 3aad ee Cudurka Covid-19.

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo ku baaqday in Bandaw Habeenkii ah lasoo Rogo si looga hortago Faafida Wareegii 3aad ee Cudurka Covid-19.

Wasaaradda caasimadka ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraaca xakameynta cudurka COVID-19, kaas oo faraya mujtamaca Soomaaliyeed, dadka safraya, iyo kuwa u soo safraya Soomaaliya, dhaqangelinta nidaamka caalimaga ah ee ka hortaga iyo xakameynta cudurka COVID-19.

Habraacaan oo ka kooban 17 qodob waxaa qeyb ka ah qodob dowladda federaalka iyo doolad goboleedyada ay wasaaraddu ugu soo jeedisay inay soo rogaan bandaw xiliga habeenkii ah, si loo xakameeyo cudurkan Coronavirus.

Sidoo kale dhamaan dadka waxaa loogu baaqay inay yareeyaan kulamada, afka xirtaan, is-talaalaan, una hoggaansamaan amarrada wasaaradda caafimaadka.

Hoos ka akhriso habraaca cusub ee COVID-19

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.