Home Afsomali Wasiir Maareeye o Jabiyey Rikoordii Cododka Doorshada isaga oo helay dhamaan cododkii...

Wasiir Maareeye o Jabiyey Rikoordii Cododka Doorshada isaga oo helay dhamaan cododkii Ergada

Wasiir maareeye oo si layaab leh maanta lagu doortay ka dib markii uu helay Codad ergada oo dhan.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay wasiirka warfaafinta xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, waxaana uu ka guuleystay Axmed Maxamed Cumar oo la tartamayay

Wasiir Maareeye ayaa helay codad dhan  51 cod Taasina waxa ay muujinaysaa in Musharixii la tartamayay uusan helin wax cod ah.

Wasiirka warfaafinta oo kasoo jeeda deegaanada waqooyi ee Soomaaliya ayaa loolan adag u galay doorashada xildhibaanimada kasoo jeeda deegaanada waqooyi ka dib markii uu dacwad ka gudbiyay Boqorka beeshiisa oo ay is qabteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.