Home Afsomali Wasiir Maareeye oo Xilkii ka qaaday Cabdifataax Jeyte iyo Agaasimayaal kale

Wasiir Maareeye oo Xilkii ka qaaday Cabdifataax Jeyte iyo Agaasimayaal kale

Wasiirka Warfaafinta ayaa xilalka ka qaaday Agaasimayaashii SNTV, Radio Muqdisho iyo SONNA

Wasiir Maareeye ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Radio Muqdisho Abdi Jeite, waxaana xilka Agaasimaha Radio Muqdisho loo magacaabay Yahye Ali Faarax.

Sidoo kale Agaasimihii Telefishinka SNTV ayaa waxaa laga qaaday Liban Abdi Ali waxaana loo magacaabay Faarax Salaad Dharaar.

Agaasimaha Wakaaladda Wararka ee SONNA ayaa loo magacaabay Ali Abdukadir Ali (Maykal).

Mulki Ibrahim Oo loo magacaabay Agaasimaha Howlaha Guud iyo Bilicda Ee Wasaradda Warfaafinta,

Is bedeladan cusub ayaa ahaa kuwo lama filaan ah, iyadoo la faray Agaasimayaasha cusub ee inay sida ugu dhaqsiyaha badan ay xilalka ula wareegaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.