Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucun kulnafis daa iqatu mawda waxan halkan Tacsi tiiraayo leh uga dirayaa eheladii iyo qarabadii iyo asxaabti ka baxay wasiirkii hore ee Dekedaha & Gaadiidka Badda marxuun Nuur Faarax xirsi warfaa. oo habeenki xaliya ku geeriyooda magalada muqdisho eebe naxariistii jano ka waraabiyo suaashan hu fudeedyo qofa wacan buu ah oo cibaado badan oo dadku isu mid yahaya geeridu waa xaq alle hu naxariisto
waxan ka tacsiyaynayaa shacabka Somaliyeed eheeladiisii iyo qarabadiisiii waxaan si gaar ah uga tacsidaynayaa wiilkiisa Abdorahman walalo alle aabo janatal fardawsa haka warabiyo idinkana alle samir iyo iimaan ha idinka siiyo aamiin
Aaamiin.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0