Golahaan oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin culumaaudiin madaxda dhaqanka somaliyeed ayaa kulan balaaran oo ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku soo dhaweeyeen qaabkii ay doorasha cadaado uga dhacday sidoo kale waxay tageereen madaxweynaha lagu doortay ee Axmed maxamuud xasan baasto.
kulanka intii uu socday waxaa ay diirada ku saaray doorka ay ku leedahay dowlada dhaxe iyo qaabkii loo islaaxin lahaa dowlada deegaanka galmudug
Gudoomiyaha golaha Sudaan Cali Suldaan Axmed Nuur oo madasha hadal jeedinta ka hadlay
ayaa Baaq iyo taageero u diray maamulka Cusub ee uu madaxweynaha ka yahay baasto
isaga oo Dowlada Somaliya ugu hambalyeeyey dhismaha ciidamada dardar galinta howlaha baaxada leh ee ay wadaan madaxweyne farmaajo iyo raiisal wasaare Xasan Cali kheyre
dhamaan masuuliyiintii kulanka ka qeybgashay ayaa si isku mid ah u taageeray madaxweynaha cadaado lagu doortay ee Axmed Maxamuud Xasan baasto.
Deg deg iyo ka fiirsasho ma ogolin maja xaabin iyo waa kaa ridaneynaa ayey hadalkooda ku sii dareen odoyaashu
Damaca iyo dadnimo xumo hogaamiyeyaasha iyo siyaasiyiinta
Salaadiinta nabadeyta iyo dib u heshiisiintabsomaliyeed
Taageero kal iyo laab ah ayey doorashada baasto ku soo dhaweeyeen
waxaa laga dalbaday sheeikh axmed shaakir iyo mar kale damiyo isku dhacaan uuna fidiyo gogol nabadeed
waxaa laga codsaday Dowlada dhaxe in ay sii wado ayna muujiyaan dul qaad Amaan iyo baaq