Home Afsomali Xafiiska Hantidhawrka Guud oo xeerilaalinta qaranka ku wareejiyay macluumaad ku saabsan markab...

Xafiiska Hantidhawrka Guud oo xeerilaalinta qaranka ku wareejiyay macluumaad ku saabsan markab dhuxul siday

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo lagu xannibay Saldanada Cumaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.