Home Afsomali Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo laga qaaday hoggaanka aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo laga qaaday hoggaanka aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya

Hoggaamiyihii aqlabiyada Baarlamaanka Dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa Saakay laga qaaday xilkaasi, waxaana lagu beddelay, Amos Kimunya .

Aaden Barre Ducaale ayaa ah  laga soo doorto Gobalka Waqoyi Bari Kenya ee Soomaalidu degto gaar ahaan Magaalada Gaarisa. ayaa waxaa baarlamaanka uu ku jiraa 13 sano.

, Ducaale oo Baarlamaanka Kenya ka tirsanaa 13 Sano ayaa ah Nin saamayn weyn ku leh gudaha iyo dibedda Dalka Kenya.

Xubno badan oo ka tirsan xisbigiisa Jubilee iyo siyaasiyiin kale ayaa saluugay siyaasada Aadan Barre.

Sidoo kale Aadan Keynaan oo ah mudane laga soo doorto is maamulka Wajeer ayaa loo magacaabay xoghayaha Baarlamaanka xisbiga Jubilee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.