Aqalka sare ayaa shaaciyey in aysan ka qeyb galeynin Furitaanka Kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka,
sababta inkastoo aysan cadeyn hadana waxaa lagu wadaa in hogaanka aqalku warbaahinta uu kala hadlo waxa sababay baaqashadooda.