Home Afsomali Xildhibaanada ma liibaanayaasha lagu liibaano oo aan weli shahaadadooda qaadan iyo...

Xildhibaanada ma liibaanayaasha lagu liibaano oo aan weli shahaadadooda qaadan iyo sababta

Xildhibananada labada ee hirshabelle iyo koofur galbeyd oo maxaabiis siyaasadeed u noqday kooxda aan ku magacaabayo qasawadeenada diidan horey u socodka doorasgada.

Qaadashada shahaadada shuqul kuma laha in aad cid ku mucaarado ama aad qolo ku taageerto ee arin aad adigu xaq iyo xaquuq u leedahay waana mid laguugu karaameynayo oo aad xasaanad ki  human tahay .

Xildhibaanadaan ayaa ah kuwa aan aqoon u laheyn xasaanada ay xanbaarsan yihiin waliba waxaa u muuqdo qaabkii madaxda maamuladu ku xusheen iyo balanihii lala galay oo aheyd adigu hada ayaad garab iiga baahan tahay and waxaan klgarab kaaga baahnahay markaad aan xidhibaan kaa dhigo .
Qaarkood Xildhibaanadaan u eg maliibaanayaan lagu liibaano waxay ka dhaarteen in ay qaataan shahaadada Xildhibaanimo waayoo waa gacan gadaal ka cabsaneysa horey geed kama goes.

Xildhibaanada labada gobol ee loo diiday in ay shahadada qaataan waxay moog yihiin in ay ka soo gudbeen xeendaabkii maamul goboleydka ayna joogaan heer fadaraal weli wey baqayaaan qaarkood xidhibaana ma  istaahilaan waana dameer malab la saaray oo ma aga awooda iyo xilka ay musthtamaca  u hayaan

Waxaa kale oo jira kuwo labadaa maamul ka madax banaan oo qolooyin kale shehiis ay la galeen lagu soo saaray in ay xildhibaan noqdaan oo iyana diiday qaadashada shahaada heshiis ay horey u galeen oofintiis

hadii ay qaataan shahaahada Xildhibaan oo ay I’d card ka qaataan waxaan ka madaxabanaanayaan madaxweynihii soo xushay ilaa shanta sano ee soo socoto  wax shaqo ah iskuma laha ee ha loo sheego

Previous articleHormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Isbitaalka Laansareeti iyo 200 oo haween danyar ah. (DAAWO SAWIRADA)
Next articleDuuliye u dhashay Ukraine ayaa shaaca arin ku dayaasho mudan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.