Home Afsomali XOG IYO FALAN-QEYN :DAGAALKA MUSUQ EE RW XAMZE IYO MD XASAN

XOG IYO FALAN-QEYN :DAGAALKA MUSUQ EE RW XAMZE IYO MD XASAN

XOG IYO FALAN-QEYN :DAGAALKA MUSUQ EE RW XAMZE IYO MD XASAN WAXAA TIJAABO U NOQON DOONNAA HANAANKA AY U MAAREEYAAN MUSUQII WARFAAFINTA IYO KALLUUMEYSIGA .

Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah musuqa iyo wax is-daba marinta , hadal jeedinta madaxeyne Xasan waxa ay dad badan u arkeen nabar ku taagnaa dhismaha Dowladnimada iyo wado cusub oo uu jeexay hoggaamiyahan doorashadii labaad ku guuleestay Madaxtinimada Soomaaliya , oo waayo arag u ah dhibaatooyin badan oo naafeeyay dhismaha Hay’adaha Dowladda , iyo kalsooni dhiska deeq-bixiyaasha ,
RW Xamze Cabdi Barre ayaa dhankiisa fagaaro ka sheegay in qorshaha Xukuumadda DAN-QARAN uu yahay la dagaalanka musuqa , isagoo carrabka ku adkeeyay in dhawaan la arki doonno dad loo maxkamadeyanayo musuq oo masuuliyiin waa waaweyn ay ku jiraan sida uu ka sheegay furitaankii Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed , Waxa uu ahaa hadal-rajo iyo niyad sami galiyay dad badan oo nuuq ka taagnaa , hanaanka ay wax u socdaan ama hay’adaha qaar ee Dowladda ay u maraa Maareynta Mashaariicda iyo la macaamilka deeq bixiyaasha ,
Waxaase dul hoganaya Madaxda DFS oo ay ugu horreeyaan Xamze iyo Xasan ka dhameynta fagaare ka hadalooda oo la arko inta shacabka og ogaal u yahay oo seefta ay qaado , garsoorkana la horgeeyo.

WASAARADDA KALLUUMEYSIGA IYO FADEEXADII AY SABABEEN QAAR KA MID AH MASUULIYIINTII XAMZE U MAGACAABAY
Waxa uu ahaa dhaawac weyn oo loo geestay qaranimada Soomaaliya , taas oo lagu geestay magacyada xilal uu magacaabay RW Xamze taas oo dhibaato weyn sababi leheed iyo xaalufin saameysa dad iyo deegaanba ,
Safar shaqo oo uu aaday Wasiirka Wasaaradda Kuumeysiga ayay fursad u arkeen Xubno shaqada kaga hooseeya oo masuuliyiinta Wasaaradda ka tirsan RW Xamze soo magacaabay Wasiir Xigeenka Wasaaradda iyo Wasiiru-dowlaha , Waxaana heshiis baal-marsan sharciga ay siiyeen SHIINAHA oo lacag NUS MILYAN ah ayay ka qaateen ,
MAXAA DHACAY KA DIB
Safiirka Dowladda Shiinaha iyo Saraakiil kale ayaa la wadaagay Wasiirka Wasaaradda WARQADO heshiis ah oo magaca Wasaaradda lagu siiyay iyagoo ka codsaday Wada-shaqeyn ,
Waa cusub ayaa ku baryay Wasiirka.

Previous articleOdowaa iyo sarkaal kale oosi hoose loogu dalacsiiyey sarkaalka ugu sareeyo dalka
Next articleWasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.