Home Afsomali Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara la qadatay Ra’iisulwasaaraha...

Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysi

Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malays

Langkawi 24, , : Wasiirka Wasaaradda Gaadiika iyo Duulista Hawada Xukumadda Faderalka Somalia Xildhibaan Fardowso Cisman Cigal oo Maal mahan Safar shaqo ku joogtay Dalka Malaysia ayaa kulan gaara la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysia,,Mudane Yab Dato’ seri Anwar, waxana kulanka ku waheliyey Wasiiraka Arimaha Dibadda Ee Dalka Malaysia Zambry Abdul Kadir.

“Wasiir Fardowso ayaa salaan ka Gaadh’siisay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Faderalka Somalia Dr Xasan Shekh Maxamuud, iyo Guud ahaan Shacabka Somaliyeed Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysia.
“Wasiir fardowsa ayaa uga mahad celisay Ra’iisulwasaaraha sida ay Somalia uga saacideen dhanka Waxbarashada Muddadii Bur-burku dalku ku jiray, waxa kale oo kulanka looga hadlay sidii labada Dal iskaga kaashan lahayeen Siyaada iyo Ganacsiga iyo qodobo kale oo hortabin uleh xidhiidhka labada Dal.
“Wasiirka Fardowsa ayaa Ra’iisulwasaarah ugu mahad celisay fursada kulankan.
Wasiirka Wasaarada Gadiidka ayaa maalmahan ku matalaysay Somalia ka qayb Galka Bandhiga Calamiga ah Ee Qarada Asia kaas oo ka socda Magalada langkawi ee Dalka Malaysia.

-DHAMAAD-

Wixii, Faah-faahin ah kala xiriir
Mohamed osman abdi Faradheere
Madaxa Qaybta Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada
Emil Info@motca.gov.so
Info.motca@gmail.com
https://instagram.com/stories/motcasomalia/
https://www.facebook.com/profile.php?
Twitter: https://twitter.com/motcaSom?
Website: https://motca.gov.so//
youtube.com/@Motca-Somalia

Previous articleXOG IYO FALAN-QEYN :DAGAALKA MUSUQ EE RW XAMZE IYO MD XASAN
Next articleAmb, Warfaa oo Noqday Safiirka u fadhin doona Somalia Ethiopia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.