Home Afsomali Dhageyso Dowlada Shiinaha dadka oo laba malyuun oo doolar ugu deeqday Somaliya

Dhageyso Dowlada Shiinaha dadka oo laba malyuun oo doolar ugu deeqday Somaliya

Safaarada Shiinayaha ee Soomaalia ayaa Talaadadii  waxa ay Hey’ada Unicef iyo Xukuumada Federaalka Soomaaliya ku wareejisay Lacag dhan Labo Milyan oo Dollar.

Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeyn Mas’uuliyiinta Safaarada Shiinaha ee Soomaalia Xubno ka socday Hey’ada Unicef iyo Xukuumada Federaalka,ayaa Mas’uuliyiinta waxa ay ka hadleen ahmiyada Taageerada Shiinaha ee Mashruuca Hooyada iyo Dhalaanka.

Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Cilmi Cumer Ceynsane ayaa madasha lagu wareejiyay lacagta kusugnaa waxaana uu bogaadiyay Doorka Dowlad Shiinaha ee Taageerada Somalia

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.