Home Afsomali Qaraxii 16aad iyo risaas ayaa ka dhacay dagmada Xama rweyne

Qaraxii 16aad iyo risaas ayaa ka dhacay dagmada Xama rweyne

ilaa 16 qarax ayaa ka dhacday dagmada Xamar weyne kuwaas oo loo maleynayo in ay qeyb ka yihiin dagaalka ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ee bisha ramadaan.

Madaxtooyada Soomaaliya Waxaa Goor dhaw lagu weeraray Madaafiic Aan La oqoon Halka Laga soo Tuuray.

dadka deegaanka ayaa Magaalada Muqdisho isku wareysanayo qadka taleephonka

waxaana dhici karta in qarayadu intaa ka sii bataan

qaraxyada ayaa marba marka ka danbeysa sii kordhaya iyada oo loo maleynayo in ay tahay dabaal dag lagu soo dhaweynayo bilashada bisha ramadaan ee barakeysan

waxaa shacabku isweydiinayaan halka ay ka baxeen ciidamadii la sheegay in ay amanaka sugayaan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.