Home Afsomali Wariye Farxiye Mire oo ka tirsan warbaahinta dawladda ayaa goordhow lagu...

Wariye Farxiye Mire oo ka tirsan warbaahinta dawladda ayaa goordhow lagu dhaawacay magaalada muqdisho,BREAKING: Unknown gunmen armed with-pistols shot and injured a female journalist working for #Somali National TV

Warka ugu horeeye we ka soo baxay dhaawaca farxiyo ayaa sheegayo in ay Ku dhaceen laba xabadood midna caloosha mid na lugta

Farxiyo ayaa markii la dhaawacayey Ku sugneyd isgoyska dabka

Ninkaa na danbeeyey falka isku dayga dil ee farxiyo mire ayaa ciidanka dowladu waxaa ay Ku guuleysteen in ay gacanta  Ku dhigaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.