Gaari bus PL ah oo ay saarnaayee dad shacab ah ayaa lagu gubay bambaanada laga rido qoriga RPG 7 ama baasuuke xiliuu marayey duleyka dagmada qoryeeley ee Gobolka sh/hoose
gaariga oo magaalada beydhabo u socday ayaa la sheegay in uu sida qudaar waxaana dadka deegaanku sheegayaan in ciidamo ka tirsan alshabaab ay burburiyeen gaariga iyo dadkii saarnaa .
gaariga ayaa waxaa ku dhintay inta la xajiyey ilaa 6 lix ruu