Home Afsomali Aqoonyahan Daud isse Aden Bosey oo loo magacaabay Isku Duwaha Gobolka Hiiraan

Aqoonyahan Daud isse Aden Bosey oo loo magacaabay Isku Duwaha Gobolka Hiiraan

Mudane Daud isse Aden Bosey oo ah Aqoonyahay ka soo jeedo Hirshabeelo mudane ahaa shaqsi aqoontiisa ugu faaideeyo dadkiisa ayaa maanta waxaa loo magacaabay Isku Duwaha Gobolka Hiiraan

iyadoona shacabka Baladweyne siweyn u soo dhaweyeen madaama uu yahay shaqsi wax badan u qabtay Shacabkaasi Daud isse Aden Bosey oo xiligaan ku sugan magaalada Baladweyne si uu uga qeyb Qaato Howlaha Gurmadka Dadka Soomaliyeed wax yeelada ka soo gaartay Fatahaada Wabiga Shabeele iyo arin walbo oo la soo gudboonato

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.