Home Afsomali Full VIDEO Ardaydii dalbatay in loo qoro Haramcad iyo Gorgor

Full VIDEO Ardaydii dalbatay in loo qoro Haramcad iyo Gorgor

https://youtu.be/hxxeBReXXa4

70 Arday sheegtay in la marin habaabiyey oo codsatay in la qoro Ciidamada Haram cad iyo Gorgor

Arday sheegtay in deegwaxbarasho loogu qaaday dalka Ethiopia oo dolwda la codsaday inwaxbarashadoodii  la marin habaabiyey

Arday sheegtay in la baro sida meeg apka loo marasado oo Wasaarada waxbarashada puntland ku eedeeyey in ay horseeday dhibaatooyinka ku  heysta dalka Ethiopia

Ardayda ayaa sheegtay in la qiyaamay iyaga oo waalidiinta fariin ay u direen ku sheegeen in ay waxbarasho puntland siiso rajo aysan ka qabin

70 arday oo puntland ku eedeeyey in ay midkiiba ka qaadaya kun iyo shan boqol doolar

Ardayda oo mural jabsan ayaa masuuliyiinta dowlda fariin dabacsan u diray

Video ay qaarkood soo dhigeeb Baraha Bulshada ayaa sheegay in ay beenowday arintii lacaga looga qaaday

Waxay codsadeen dowladu in ay waxbarasho na siiso hadii naloo waayana ay na qorto ciidamada haramcad iyo gorgor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.