Home Afsomali Ciidanka Xoogga iyo Alshabaab oo dagaal ku dhaxmaray Balcad

Ciidanka Xoogga iyo Alshabaab oo dagaal ku dhaxmaray Balcad

Ciidanka Xoogga dalka oo kafeejigan dhagar kasta ayaa iska caabiyay weerar Al-Shabaab ay isku dayeen ineey kusoo qaadan magaalada balcad ee gobolka shabeelada dhexe.

Ciidanka ayaa halkaas qasaare xoogan kugaarsiiyay kuwii weerarka sooqaaday.

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa  Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in Al-Shabaab balcad ay kala laabteen iyagoo wata meydad badan.

14 ayay Ciidanka xoogga dalka kudileen  magaalada balcad  kuwaasi oo ay kujiraan horjoogayaal islamarkaasna uu kamid yahay horjoogihii howlgalada  shabeelada dhexe uqaabilsanaa                                         Faah faahin dheeraad ah halkaan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.