Home Afsomali Masuuliyiin si adag oo macquul ah u beeniyey warar ay baahiyeen qaar...

Masuuliyiin si adag oo macquul ah u beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta


Masuuliyiinta ayaa ka hadlay wadahal dhaxmarey masuul ka tirsan mamulka jubaland iyo madaxii shirkada amal ee dhawaan kismayo lagu dilay
wuxeyna sheegeen in aysan isku xirneyn dilka iyo wadahalka labada masuul dhex marey oo uu sheegeen in si kale looga faaiideystay isla markaana la siyaasadeeyey
“waa nin odey ah waxaasna kama suurtoobaan waana lagu been abuurtay”

waxay ka wada hadleen marxuumka dan caam ah dagaal shaqsi ah ma jirin ayey hadalkooda sii raaciyeen masuuliyiintaa oo codsaday in magacooda aan warbaahinta loo adeegsan ayaa codsay in aan la carqaaldeyn hurumarka ka socda deegaanada uu ka arimiyo maamulka Jubaland lana jaoojoyo dulmiga iyo isku dirka bulshada ku wada dhaqan jubaland
waxaana ay cadeeyeen in nidaam dowlo ay kuwa hadleen qadarta allena ay gaar ka tahay howlihii ay ka wada hadlayeen.
si adag ayey beeniyeen ku luglahaanshiyaha dilka masuul xawaalada amal xarunteeda kismaayo ka tirsanaa oo dhawaan halkaa lagu dilay waxayna iska bari yeeleen in ay wax ka ogyihiin dilkii dhaca

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.