Munaasabd lagu maamusaye maalinta xaquuqul insanka aduunka oo muqdishu lagu qabtay
Qamiis 10 december 2020 muqdishu waxaa lagu qabtay munaasaado lagu maamusayo maalinta xaquuqul insaanka aduunka oo ku began 10 bisha 12 ee sanadkasta. Maalinta ayaa ah maalin caalmi oo dunida oo dhan laga xuso. Dalka somaliya ayaa ka mid ah melaha sida weeyn looga xusay.
Ururada dadka naafada ayaa soo abaabylay munsabadan oo ah mid si heer sare loo soo qorsheye waxana ka soo qeey galay ururada bulshada rayidka, dhalinyaro, macalimiin iyo dadka naafada somaliyed qeeybahooda kaladuwan. Dadkii kasoo qeey galay munaasabada ayaa hadalo dheer ka jeediye ahmiyda ay leedahay maalinta xaquuql adanaha aduunka
Qeeybaha kaladuwn dadka naafada oo meesha ka hadalaya ka shakeeye dhacdooyin xanuun badan oo ay kala kulmaan bulshada dhexdeed, hayadaha aan dowliga aheyn iyo kuw dowliga ah. Dadka naafad ayaa ku baqay in la dhageeysto lagana joojiyo takoor iyo xad gudubyada ka dhanka xaquuqdood
Dadka naafada ayaa ugu baqaya wasaarada haweeynka iyo xaquuql insaanka in ay wanaajiso xariirka iyo wada shaqeeynta ka dhexeys ururada naafada iyo wasaarada. Dadka qaar ayaa ku dhaliilay wasaarada in ay takoor ku sameeyso dadka aqootnaleh iyo ururada dadka naafada u adeego. Xili dadka naafada ay dhowrayeen dhamestirka dhismaha hayada naafada oo mudo 3 sano ku xayiran xafiisk wasaarada haweynka iyo xaquuql insaanka