Home Afsomali 24 musharax oo sharuudaha lacag shubida buuxiyey iyo magacyada ay kala yihiin...

24 musharax oo sharuudaha lacag shubida buuxiyey iyo magacyada ay kala yihiin aqriso

doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa galabta soo gebagebeeyey diiwaangelinta musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Somalia.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu xusay magacyada illaa 24 musharax oo si rasmi ah loo diiwaan geliyey, kuwaasoo qaarkood saacadihii ugu dambeeyey gaaray xarunta guddiga doorashada.

waxaana mid kasta uu bixiyey sodon ku doolar xili uusan ogeyn in uu ku guuleysan doono iyo in kale

Dhaqaalahaasi ayaa ah mid ay isku diiwaan geliyeen musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana mid walbaa uu bixinayay 30 kun oo doolar.

Inka badan 450.000 “Afar boqol iyo konton kun” oo doolar ayaa ilaa iyo hadda ku dhacday qasnada dhaqaalaha ee Guddiga doorashada madaxweynaha dalka.

Magacyada 24-ka musharax ee sida rasmiga ah uga qeyb geli doona doorashada madaxweynaha soo socda ee Somalia ayaa waxay kala yihiin

Musharaxinta isku Soo taagtay xilka madaxweynaha Soomaaliya waa 24, 13 ka mid ah Waa Hawiye, 8 waa Abgaal, 4 waa Habar Gidir midna waa udeejeen.
11ka Soo hartay waa Daarood, 8 ka mid ah Waa Majeerteen, 3da Soo hartay Waxa aay Kula dhasheen Mariixan, Ogaadeen iyo Leelkase.

sidan soo socota:-

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.