Murashax Madaxweyne Xuseen Maxamed Caydiid oo kulamo wada la qaatay siyaasiin
Murashax Madaxweyne Xuseen Maxamed Caydiid ayaa kulan qiimo badan la qaatay Murashax Madaxweyne Cabdikarim Huseen Guuleed, iyo Wasiir ku xigeenkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Cali Kadiye, kulankan ayaa ka dhacay hoyga uu muqdisho ka degen yahay Xuseen Caydiid.
https://youtu.be/fN4ytA3afQc
Isu imaatinkaas ayaa looga wada hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka abaaraha dalka ka jira, iyo Nabada muqdisho.