Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ayaa ku dhawaaqday in ay Dalka ay ka joojisay in la keeno Afar Sharoobo kaddib markii ay u geeriyoodeen Carruur u dhalatay waddanka Gambia ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika
Qoraal ay soosaartay Wasaaradda Caafimaadka XFS ayay ku sheegtay in Tayada Dawooyinkaan ay liidato, markii baaris lagu sameeyay lagu ogaaday in ay ku jiraan labo maado oo Kiimikaalis ah oo ka badan xaddigii loo ogolaa in lagu daro, taasina ay dhalisay caafimaad darro wasaarada aya sheegaty in joojisay dawooyinkaan