https://youtu.be/WnGo-I_DVNE
Banaan baxayaasha ayaa ku buuqay wariyihii warka ka duubayey ka dib markii ay fikirka ku kala duwanaadeen
Waxayna kala taageereen in la bixiyo saldhiga iyo in la diido
Banaanbaxayaasha ayaa intooda badan ahaa kuwo ka soo jeeda gobolka Owday halka qaarkodna ay haayeen reer berbera balse sida laga dhadhansan karo wariyaha warka uu sameeyey ayaa ahaa mid uu kaga duwanaan waxa meesha ka dhacayey
Waxaana warbixinta ka muuqatay in uu yahay mid haldhinac u xaglinayey.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0