Home Afsomali Wafdi ka socda Xukuumadda RW Xamse oo markii ugu horreysay tegay Laas-Caanood

Wafdi ka socda Xukuumadda RW Xamse oo markii ugu horreysay tegay Laas-Caanood

Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Dowlada Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa markii ugu horreeysay tegay  Magaalada Laascaanoodtan iyo markii uu dagaalka ka billaawday

Wasiirka ayaa kulan La qaatay Shacabka Reer Laascaanood, isaga oo kala hadlay dhibaatooyinka ka dhashay dagaalkii xooganaa ee ka dhacay Magaalada Laas-Caanood iyo degaannada hoostaga.

Wasiirka ayaa waxaa lagu wadaa in uu booqdo xarumaha muhimka ah ee Magaalada, kaas oo uu saameeyay dagaalka magaalada laas-caanood.

Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay waxaa ka dhacayay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee SSC.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.