Munaasibadaan oo aheyd Mid lagu Mamuusayey Sanadguuradii 57 aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka xooga xalka Somaliyeed ayaa lagu qabtay Xarunta wasaarada gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho .
Munaasibada Xuska iyo dabaaldaga waxaa ka soo qeybgalay Xubno ka kala tirsan labada gole ee dowlada saraakiisha saraakiil xigeeno iyo marti sharaf kale.
Kooxda Musikada ee Ciidanka Xooga ayaa kusoo bandhigay gaada ka cayaar sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay heeso iyo riwaayado ay ka dhaxmuuqdeen fanaaniiinta kooxda horsed iyo abwaano kale
ayaa waxaa hadalo dhinacyo badan taabanayey ka jeediyey Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed farmaajo ahna taliyaha Guud ee ciidamada Somaliya waxaa ka mid ahaa hadaladiisii ….
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0