Home Afsomali Ciidamo Kumaandoos ah oo Muqdisho tababar loogu soo xirey

Ciidamo Kumaandoos ah oo Muqdisho tababar loogu soo xirey

Ciidamo Kumaas doos ah

Munaasibadaan oo aheyd mid tababarka ciidan loogu soo xirayey cutubyo ka mid noqday ciidamada xooga dalka somaliyeed ,gaar ahaa ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandowska sheikh danab

,ayaa xirtaankii tababarkooda waxaa ka qeybgalay taliyaal iyo saraakiil ka tirsan ciidan xooga dalka oo uu ugu horeeyey taliya ciidamada xooga dalka janaraal Maxamed Adan Axmed dhagacade .

Cutubyadaan ciidanka danab ku biiray ayaa mudo tababar ciidan uga  socday dugsiga tababaarka ciidanka oo dhawaan loo bixiyey dugsiga tababarka janaraal dhagabadan.

Kumandowskatabarka dhameystay ayaa soo ban dhigay gaada kacayaar tabta dagaalka iyo xirfado kale oo  ay barteen intii ay u socotay barashada xeeladaha ciidan taa muujineysa sida ay ugudiyaar garoobeyn difaaca dalka iyo dadka somaliyeed.

Taliya dugsiga tababarka ciidamada xooga dalka somaliyeed cabdulaahi cali caanood ayaa uga waramay saraakiisha tababarka ciidanka u soo xireysay wuxuuna xusay inay qaateen tababar ciidan oo dhameystiran .

Taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed janaraalk Maxamed Adan Axmed dhagace oo ciidanka u jeediyey qudbad dhinacyo badan taabaneysa ayaasheegay in ciidamada xooga dalkasomaliyeed looga fadhiyo inay dalka nabad ku soo dabaalaan .

Tan iyo wixii ka danbeeyey dhicitaankii dowladii dhaxe ee dalka ciidamada xooga dalkawaxaa soo garay burbur xoogan waxaana haatan laga dareemayaa in ay ka soo kabanayaan

 

 

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.