News Somalisan
Jeel Ogaadeen Muxuu Ahaa Warbixintan Maxaa hada laga dhigay jirdil maka...
waxaan ka soo uruurinay dad wakhtiyo kala duwan lagu xiray xabsiga Jeel Ogaadeen. Magacyadooda waxaan u qarinnay sababo amaankooda la xiriira.
1996 ayaa la aasaasay...
Madaxweynaha Dalka Eritrea Isias Afwerki oo si aan caadi aheyn loogu...
Booqashada uu madaxweynaha Dalka Eritrea Isias Afwerki uu ku tagay magaalada Adisababa ee xarunta dalka Ethopia waxay noqotay bog kale oo furmay labadaan wadan...
Golaha maamul goboleydka Jubbaland oo ka doodey sharciyeynta dhulka .
Xarunta Guriga Martida Jubbaland waxaa maanta ku qabsoomay Shirka Gollaha Wasiirada Dowlada Jubbaland oo uu Shir Gudoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam waxaa kale oo...
VIDEO Eng Faysal Cali Waraabe “Qalbi Dhagax waan ku Casuumaynaa...
https://youtu.be/zQ2XK9lqrBc
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu Hargeysa ku casuumi doonno Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo dhowaan laga soo...
Gudoomiyeyaashii maxkamada gobolka iyo racfaanka oo wareegto madaxweyne xilkii looga qaaday...
Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda G/Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka
Muqdisho, Luuliyo 14, 2018:
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku...
Xaalada oo dagan risaastii qaraxyadu la socdeen oo joogsatay
ka dib qaraxyo gaadiid loo adeegsaday iyo isrisaaseyn socotay mudo kooban ayaa haatan xaaladu Sagan tahay waxaana goobihii lagu dagaalamay well lagu arkayaa haraagii...
Dagaal fool ka fool ah iyo qaraxyo mataano ah oo ka...
Qarax Xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay muqdishu agaagarka madaxtooyada waxaana la maqlayaa rasaas wuxuna ahaa qarax gil gilay magaalada Muqdishu.
Qaraxa oo jugtiisa laga...
SIDE EVENTS DELEGATION OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA A. Displacement...
SIDE EVENTS DELEGATION OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
A. Displacement and Durable Solutions Side-Event
Name Title
1. Ahmed Nur The Commissioner NCR/IDPs
2. Ahmed Said Farah NCR...
Warbixinta Forum Iskaashiga Soomaaliya Brussels 16-17 July 2018 Communiqué Somalia...
Warbixinta
Forum Iskaashiga Soomaaliya
Brussels 16-17 July 2018
Horudhac
1. Wakiillo ka kala socda wadamada Jaamacadda iyo Ururrada caalamiga ah ee XX ayaa ku kulmay Brussels 16-kii illaa...