Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Raisal wasaare Kheyre oo Shirgudoominaya Kulanka Midowga Yurub uga furmay magaalada...

0
  Shirkii looga hadlayay arrimaha ammaanka Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmay Xarunta Midowga Yurub ee magaalada Brussels dalka Belgium. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre...

Maamulada dowladaha gobolada ka tisqaaday ee dalka iyo dowlada dhexe oo...

0
Waxaa maalmo kadib la filayaa in iskuulada magaalada Muqdisho ka bilowdaan imtixaanaadka shahaadiga iyo kuwa caadiga ah, waxaana ardayda isugu jiraan kuwa Dugsiga sare...

Muzambik oo gudeysa 100-kun oo wiil si ay uga gaashaantaan Cudurada...

0
Dowlada Muzambik ayaa bilowday mashruuc balaaran oo lagu gudayo 100-kun oo rag ah si looga hortago cuduro faafo oo halis ah sida cudurka HIV...

Dilka Maryan Cabdulaahi Maxamuud oo qaramada midoobay u shaqeyneysay oo faahfaahino...

0
Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa agagaarka Isgooska Howl Wadaag ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen haweeney lagu magacaabi jirey Maryan Cabdulaahi Maxamuud taasi...

Madaxweyne farmaajo oo hanbalyo diiran ubdirey shaqaalo weynaha soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunta u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo...

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo soo dhaweyn aan inaba caadi...

0
Ciyaartooyda Da’yarta Soomaaliyeed ee xulka Qaranka Soomaaliya ee ka qeyb galayay koobka bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ee sanadkaan ka dhacay dalka Burundi...

Kenya oo sheegtay in ay Alshabaab kala noqdeen dhalinyaro ay tababaranayeen...

0
Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaab ay kasoo furatay dhalinyaro ay qafaasheen. Kenya ayaa sheegtay in 13-kaasi dhalinyaro ay tababar ku qaadanayeen...

Live u daawo qaabka ay u dhaceyso Doorashada gudoomiyaha Golaha baarlamaanka

0
https://youtu.be/-vFFVKUssiU Warar iyo VIDEO intaa ka badan linkiga hoose ka daawo   https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

Dhageyso Ciidamo hubeysan oo ka goostay Somaliland ayaa u diga rogtay...

0
Saraakiisha ciidamada  Daraawiishta ee maamulka Puntland ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeyn ciidamo Milatari ah oo ka soo goystay Soomaaliland oo tiro ahaan...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com