Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Shirka Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya ee baydhabo lagu qaban lahaa ...

0
Waxaa dib u dhac uu ku yimid Shirka Golaha Amniga Qaranka  ee Soomaaliya oo maanta lagu waday in ka furma magaalada Baydhabo ee xarunta...

Dhageyso yaabkaan Maxamed Muxumad Aadan iyo Maxamuud Saalax oo u...

0
somaliya waxay gaartay xili boobka lagu haayo dalka ay ka wada hadlaan laba  wada somali ah sida haatan ka socoto dhulka ku teedsan xaduud...

Xildhibaan ka tirsaneyd maamulka koofur galbeyd oo muqdisho si gaadmo ah...

0
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Dilka ayaa la sheegay inay geysteen...

VIDEO Afhayeenka Al Shabaab oo War Culus kasoo saaray arrinta Boobka...

0
https://youtu.be/c_pbIQscmek Afhayeenka Al-shabab Sheekh Cali Maxmauud Raage Cali Dheere ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Magaalada Beledxawo ee gobolka Gedo, halkaas oo Ciidamada Kenya ay...

Kenya waxaan ku guuleysanay dhisitaankii maamulka jubaland oo aan u abuurnay...

0
Wargeeyska the star ee kasoo baxa Kenya ayaa Qoray warbin uu Ciwaan uga dhigay Hadal uu sheegay  Agaasimaha Xafiiska Dacwad oogista Kenya oo ahaa...

Kenya oo xaduud beenaadkii ay somaliya la laheyd dhismo soo dhaafay...

0
Magaalada Beladxaawo waxay dhacdaa waqooyiga Gobalka Labaad ee ugu weyn Soomaaliya ee Gedo 18-kii Gobal Dalka, waxay ku taalaa gobal Halbowle iyo laf-dhabar u...

Maxkamad ugaandha oo sheegtay in askari ka tirsan ciidankoodu kufsaday gabar...

0
Madaxda Ciidamada Dalka Uganda ee loo yaqaan UPDF ayaa shaqada ka eryay mid ka mid ah Askarta Ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya,kaas oo lagu...

Aqriso Wasiir maareeye oo amaro hor leh dul dhigay Shirkadaha Diyaaradaha,...

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya ayaa soo rogay shatiyo laga doonayo inay qaataan Ganacsiyo uu sheegay inaysan heysan wax shatiyo ah, isagoo sheegay...

Igu sawirta aan ficil laheyn meelo orodkiina awalbuu qawiday oo shacabigu...

0
Igu sawirta aan ficil la jirin meelo orodkiinna Awal buu qawaday oo shacbigu la amakaageene Haddii uu Amxaar wacad qabaa qayb arligi boobay Misna ay Imaaraat dhulkii...

Aqri Nuxurka Buugga “Sooyaal 2012” ee uu Qoray Cabdiraxmaan C. Guribarwaaqo...

0
Maalmahan waxa aad loo hadalhayey buugga la magacbaxay SOOYAAL ee uu qoray Cabdiraxmaan C. Guribarwaaqo. Buuggaas oo gacantayda soo galay 2012kii ayaan jeclaystay in...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com