Home News in English Hambaalyada Xisbi siyasadeedka somalisan ee  maalinta ay  Mareykankaxornimada qaateen.

Hambaalyada Xisbi siyasadeedka somalisan ee  maalinta ay  Mareykankaxornimada qaateen.

U.S.A Independence Day. On this day in 1776

Today we celebrate Independence Day. On this day in 1776, a new birth of freedom was realized. It is the responsibility of every generation to preserve and fulfill the promise of the Declaration of Independence to ensure that all Americans live in a country that is free and just.

Madaxda iyo Masuuliyiinta Xisbiga Somalisan  wuxuu  hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa  dadka iyo dowladda Mareykanka maalinta ay xornimada qaateen. US  iyo Xisbiga Somalisan waxay wadaagaan qiimayaal guud & halgan xorriyadda.

Madaxda iyo Masuuliyiinta Xisbiga Somalisan   waxay u rajeyneynaa dhammaan dadka Mareykanka inay ku raaxeystaan ammaanta xorriyadda sannadaha badan ee soo socda.

 

Maalinta Xoriyadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.