Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

dhageyso Wasiirka Gaashaandhiga oo ka digay in ay alshabaab doonayaan...

0
Wasiirka Difaaca dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu sheegay in dagaalyahanada Al-Shabaab ay maleegayaan weeraro cusub. Wasiirka ayaa sidoo kale waxaa...

balcad dagaal ka dhacay oo lagu gubay guryo iyo gaadiid ciidan

0
Wararka ka imaanaya dagmada bacad ayaa shegayo in uu haatan dagaal culusi ku dhaxmarayo ciidamada dowlada oo gacan milatari ka helayo kuwa midowga Africa...

War Saxaafadeed Dowladu waxa ay caddeynaysaa In Soomaaliya aysan qeyb...

0
Dekedda Berbera Soomaali Dakadda Berbera English 2nd March 2018 Media Release It has come to the Ministry of Ports and Marine Transport’s attention an alleged investment agreement between DP...

VIDEO Xildhibaan Khaliif muumin Tooxow iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Cali ee...

0
https://youtu.be/xm7zH7WQp-0 Ayadoo maanta dood waqtibadan qadatay awada qateen xildhibanada barlamanka hirshabelle taasi oo kuqotontay miisaniyada dowlada gobaleed hirshabelle oo ay soo gudbisay wasarada malaiyada ee...

Wasiir Maareeye ma ku saxsan yahay in uu joojiyo dajinta Shamiinto...

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa joojiyey Shamiindo laga soo dejin rabay dekada Muqdisho. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska...

Wasiirka Khayraadka iyo biyaha oo Si cad u sheegi waayey Sababta...

0
Wasiir Saalim Caliyow Ibrow oo isagaa oo joogo magaalada Washington Qariyey in biyaha dalka ay xiratay dowlada Ethiopia Dowlada Somalia ayaa sheegtey in xaalad adag...

Madaafiic Hoobiyayaal ah iyo qarax ismiidaamin ah oo siyaabo kala...

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro Hoobiyaal ah oo ku dhacay Xaafadaha Isgoyska Baar Ayaan oo kala qeybiya degmooyinka Yaaqshiid iyo...

VIDEO Madaxweyne Waare “dhibka Biyo la.aaneyd ee ka Jirta wabiga maamulka...

0
https://youtu.be/kDFzltgfD6o Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle oo La Kulmay Haweenka Shabeelaha Dhexe. Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Oo Safar Shaqo Ugu Maqnaa Muqdisho NAirobi iyo Jibuuti oo maanta Dib ugu...

VIDEO Xildhibaaan Khaliif Muumin Tooxow oo si aad ah u soo...

0
https://youtu.be/d_kybMlEjtE Xildhibaaan Khaliif Muumi Tooxow oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Maamul goboleydka Hirshalle oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey TVga eryal Xaruntiisa magaalada Jowhar ayaa...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com