News Somalisan
Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo dib iskii ugu furmay
Goobaha ganacsiga ayaa albaalada loo furay ka dib markii ay gancasatadu ay garwaaqsadeen in kuwa horboodaya aysan wax xal ah u heynin waxayna sheegeen...
Isku day la doonayey in markale Muqdisho loga furo kaniisada madhabta...
Badari ka tirsan Mad-habta Katooligga ayaa sheegay in uu booqasho ku tagay Muqdisho islamarkaana qiimeeyay sida ay suuragal u tahay in la furo Kaniisadda...
VIDEO Dhageyso Ganacsigii Suuga bakaaraha oo guud ahaanba xiran Suuqa...
Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta uusan furneen Suuqa weyn ee Bakaaraha qeybahiisa kala duwan ee Suuqaas sida...
VIDEO Ciidanka cirka Soomaaliyeed oo 58 jirsaday iyo duuliye Asli Calansida...
https://youtu.be/l2T8tW3FIVs
Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) oo ah haweeneydii ugu horeysay taariikhda Somalia ee duulisa dayuurad dagaal kana mid ahaan jirtay ciidankii cirka Soomaaliyeed ayaa...
Ganacsatada ay ka mid yihiin tujaaru xarbiga ee diiday in ay...
Dekeda Muqdisho ayaa dib u shaqo bilowday maanta markii muddo todobaad ah ay hakad ku jireen howlihii ka socday sababo la xiriira ganacsatada oo...
RW kheyre oo kulan muqdisho kula yeeshay safiirka faransa ee arinaha...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee...
Dowlada Nabad iyo Nolol oo ka soo horjeesatay in somaliya iyo...
Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa sheegay in Dowladda Soomaliya ayaa kasoo horjeysatay qorshaha Urur Gobaleedka “IGAD” uu...
Wasiirka Arimaha Dibada oo beniyey in uu la kulmay Dr-Sacad...
Wasiirka Arimaha Dibada Dowladda Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyey in kulan uu la qaatay Wasiirka Arimaha Somali-land Dr-Sacad Cali Shire in looga hadlay...
War deg deg ah Askari ka tirsan Ciidamadda oo sadax xabadood...
Askari ka tirsan Ciidamadda dowladda Soomaliya ayaa xalay magaaladda Muqdisho ku dhaawacay mid ka mid ah Agaasime Waxeedyadda Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka...
haay’addaha samafalka iyo xukuumadihii dagaaladiidii ka dib isbedalayey oo...
Saalim Caliyow Ibroow wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumada Soomaaliya ayaa ka hadlay Biyo la`aanta ka jirta dalka Soomaaliya, wuxuuna wasiirka tilmaamay dhibaatooyinka ka dhashay...