News Somalisan
Gudiga Khilaafaadka ayaa walaac xoogan ka muujiyey qoondada haweenka iyo Musuq...
Guddiga MXKHDD waxaa sharaf u ah inuu shacabka soomaaliyeed la wadaago xaaladaha guud ee doorashooyinka dalka.
Guddigu wuxuu si aad ah u soo dhaweynayaa boogadinayaana...
Wasiir Dowlada ka Tirsan oo Beydhabo ka Bilaabay in uu u...
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa bilaamay in uu guriyahooda ku weeraro Siyaasiin iyo Ergooyin kasoo jeeda Beeshiisa Disow.
Ciidan ilaalo u ahaa Wasiirka Maaliyadda...
Fuuqsi- Mashruuca Fursadfund iyo abaaraha ka jira Soomaaliya maxaa kala heysta?!!
Dalka Soomaaliya waxaa ku soo badanaya mashaariicda kala duwan oo siyaabo kala loogu urursanayo lacago deeq ah, taasi oo dadka qaarkii u fasirteen inay...
Askartii ugu horeysay ee ka cabata mushaar la,aanta ciidamada dowlada ayaa...
Askartii ugu horeysay ee ka cabata mushaar la,aanta ciidamada dowlada ayaa ka bilaabatay Kismaayo
askarta ayaa ka tirsan kuwa maamulka Jubballand waxaa ayna muddo kooban...
Dhalinyaro Somaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Magaalada Columbous
Kooxo hubeysan ayaa dalka Mareykanka waxa ay ku weerareen labo wiil oo Soomaaliyeed sida ay sheegeen laamaha amniga ee dalka Mareykanka.
Gobolka ohayo Magaalada Columbous...
Aqriso warqada uu soo saarey Gudoonka Sare ee Baarlamaankii lagu bedelay...
Dhanka youtube ka linkiga hoose
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0
VIDEO Qoysas xoolo dhaqato ah oo ku Ceyrtoobay abaaro iyo Biyo...
https://youtu.be/R2LJYpcibGA
https://youtu.be/krHomVrANEU
Dhanka youtube ka linkiga hoose
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0
Tacsi Xaaji Mire Cali Buubaal oo goordhweyd ku geeriyooday dalka UK
Xaaji Mire Cali Buubaal oo goordhweyd ku geeriyooday dalka UK
Xaaji Mire cali Buubaal ayaa ahaay gnacsade si weyn looga yaqaanay dalka iyo dibada wuxuuna...
Taariikhda Donald Trump oo Noqday madaxweynaha Cusub ee 45 aad dalka...
Donald John Trump wuxuu dhashay 14-kii June 1946 wuxuu ku dhashay kuna koray magaaladda New York , waa ilmaha afaraad nin hantiille ahaa oo...
Ciidamada Ethiopia oo gaari ciidan jiirsiiyey dilayna Hooyo soomaaliyeed iyo Labo...
Hooyo soomaaliyeed iyo Labo Carruur ah oo ay dhashay ayaa dhintay kadib markii Duleedka Degaanka Wabxo ee G/Galgaduud uu ku jiiray Gaari ay wateen...