Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

VIDEO Dhaqanka soomaaliyeed oo ka hadlay damaca kenya ee bada waxayna...

0
https://youtu.be/l5c2U8dXrbQ Qaar ka mid ah odoyaasha  dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa kulan ay Muqdisho yeesheen ku ntaageeray Go.aankii Dowlada fadaraalka ku diiday Damaca Kenya ee xaduud...

Yaab anaga aragnay Dowlada Hindiya ayaa ku dhawaad 50 dhalinyaro Soomaali...

1
Maxkamad ku taala magaalada labaad ee ugu weyn dalka Hindiya ee Mumbai ayaa dil toogasho ah ku xukuntayt 50 ruux oo Soomaali ah oo...

Shir looga hadlayey ergooyinka Jubbaland oo ku soo dhamaaday Buuq...

1
Xili Sawirada madaxweynaha maamulka Jubbaland lagu dhajiyey gaadiidka Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Kenya ayaa Warar goor dhaw kusoo...

isqabqabsi laga dareemayo Ergooyinka Beelaha ee soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka hoose

1
Is qab qabsi iyo khilaaf ayaa ka taagan sida loo qeybsanayo ergooyinka Beelaha ee soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka hoose, iyadoo beelaha qaar ay isku...

faragelin lagu sameeyo guddiga doorashooyinka dadban ee deegaanadaas

0
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay doorashooyinka baarlamaanka ee lagu wado in ay ka dhacaan deegaanka maamulka Jubbaland maalmaha fooda nagu soo haya. Afhayeenka laamaha amniga...

Muranka xaduud badeedka somaliya iyo kenya oo sii xoogeystay iyo dacwad...

0
  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegeysa in ay wali wado dowlada Kenya sahminta saliida gaar ahaan halka lagu muran sanyahay ee badweynta Hindia oo dacwad arimahaasi...

Aqriso heshiis ku sheega Somaliya iyo Kenya ee Bada la xariira...

2
  Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa April 7, 2009 kala saxiixday heshiis is faham ah, MOU-gan oo Maxkamadda ICJ iyo Soomaalida ay hadal-hayeen maalmihii la...

Dhageyso Raiisal wasaare Cumar Cabdi Rashiid hadii Madaxda dowladu gacmaha la...

0
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la magacaabay Guddi ka shaqeyn doona xalinta Qilaafaadka...

Shariif Sheikh Axmed adaa lasugaayaye sama ku waare soo dhawoow

3
https://youtu.be/g7sOcV4s9Bg Madaxweynihii Hore ee Dowladii KMG aheyd ee somaliya sheikh Shariif Sheikh axmed oo dalka dib ugu soo laabtay 4 sabno ka dib ayaa si...

VIDEO Kenya dowlada Somaliya awood uma laha bada intaas la eg...

2
https://youtu.be/7ScLL8UNJuE Wakiiladii ka socday dowlada Kenya ayaa shalay maxkamada cadaalada ee Aduunka ka hor jeediyay doodii ugu danbaysay ee isku hortaagayaan in maxkamada qaado dacwada...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com