Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Booliis Soomaaliya oo amaan loogu soo jeediyay ah Xaflad ka dhaceysay...

0
Saraakiil Booliis Soomaaliyeed ah ayaa aqoon kororsi u jooga Dalka Ruushka kuwaaasoo ay dirtay Dowlada Soomaaliya. Wararku waxay tilmaamayaan in saraakiishaani lagu casuumay Xaflad dhaqameed...

Sababta madaxweyne Trump ugu soo dhacay dhabaha dagaalka ee Soomaaliya

0
Baadigoobka iyo la dagaalanka kooxdan noqotay halka ay ka noolyihiin kooxda Daacish ee Africa, ayaa noqon karta howl adag maadaama ay kooxdu ku dhuumaaleysanayaan...

Somaliland iyo puntland oo lagu wareejinayo qaxootiga falastiinta ee qaza laga...

0
Somaliland iyo puntland oo lagu wareejinayo qaxootiga falastiinta ee qaza laga soo musaafurinayo War deh deg ah Wargeyska Israa’iil ee The Jerusalem Post iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo casho sharafeed ku maamuusay wafdiga Azerbaijan

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo casho sharafeed ku maamuusay wafdiga Azerbaijan Muqdisho, Febraayo 05, 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed...

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay gudoomiyihii arimaha bulshada ee dhawaan ay...

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamo kala taabacsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka...

Weerar aad u culus oo soo galooti badani ku dhinteen oo...

0
Ugu yaraan 10 qof ayaa Talaadada maanta ah lagu dilay weerar toogasho oo ka dhacay xarun waxbarasho oo ku taalla Sweden, oo uu ka...

Trump oo sheegay in Mareykanka uu u diri doono qaar ka...

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in laga dhiso xabsi Guantanamo Bay oo uu sheegay in lagu hayn doono dad gaaraya 30,000...

Gabar diyaarad iyo beer weyn iibsatay oo xabsiga la dhigay

0
Haweeney Soomaali ah degan magaalada Savage ee gobolka Minnesota ayaa maalintii Jimcaha qiratay doorka ay ku lahayd fal-dambiyeed musuq-maasuq ah oo lagu fuliyay barnaamij...

Wiil yar oo ina Abshir buqaari ah ayaa fiqi u...

0
Wiil yar oo uu dhalay wasiiru-dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa xil sare looga magacaabay wasaaradda arrimaha dibadda, kadib wareegto uu soo...

Nin laba garsoore toogasho ku dilay isne is dilay

0
Sida ay ku warantay warbaahinta dowladda Iran, waxaa maanta gudaha maxkamadda sare ee dalkaas lagu dhex toogtay labo garsoore oo sare, kuwaas oo muhiim...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com