News Somalisan
Tirada saxda ee askarta dagaalka Raaskanbooni Jubaland ku qabatay waa
Tirada saxda ee askarta dagaalka Raaskanbooni Jubaland ku qabatay waa 330 askari guud ahaan. Harimacad iyo Gorgor waa 145, halka 185 askari uu ahaa...
Aqriso magacyada wasiirada cusub ee Somaliland
Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Maxamed (Cirro) ayaa maanta shaaciyay liiska golaha wasiirada cusub ee maamulkaasi, kadib wareegto uu soo saaray.
Xubnaha...
Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo noqday agaasimaha guud ee hey’adda socdaalka...
Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo agaasimaha guud ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadaha,...
Daawo Muuqaalka Waxaan Muqdisho u sameynay in gurigaaga tilmaan lagu tagi...
https://www.youtube.com/watch?v=jLycNOEfjV4
https://youtu.be/jLycNOEfjV4
Waxaan Muqdisho u sameynay in gurigaaga tilmaan lagu tagi karo sida caalamka intiisa badan oo kale ayuu yiri gudoomiyaha maamulka Gobolka banadir ahna duqa...
Wasiir Ciilmooge oo si adag Uga hadlay Damaca Ethiopia
Waraysi laga Qaaday Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Somalia Gornayl Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi kana mif ahaa Saraakiishii Dawladii Dhexe Ee...
Warbixinta asbuuca iyo maxaa cusub oo aadan ogeyn
Duqu dadaalye daaqadaa looga soo dhacay
Somaligu markuu xumaado waxaa ka soo hadha in aadamaha kale kor u fiiriyaan. Saaxibkay macalinkii intuu tagay ee somalidu...
Maxkamada sare ee dalka ayaa sayid Cali Macalin daauud mar kale...
Sayid Cali Macalim oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa ayaa ugu dambeyn laga gaaray go’aankii ugu dambeeyay ee maxkamadda sare.
Maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegtay...
Xasan Sheikh oo xildhibaan Shaqada ka eryey iyo 20 kale oo...
https://youtu.be/p5Ra6-_CDYk
https://youtu.be/p5Ra6-_CDYk
Waxaa socda qorshe xasaasi ah oo xasaanadda looga xayuubinayo 20 xildhibaan oo ku dhiiraday inay taageeraan Itoobiya oo duulaan ku ah qaranimada Soomaaliya, waxayna...
Jabuuti oo Ethiopia Siinaysa dakad si loga baxo muranka heshiiskii Somaliland...
Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee haatan u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, taas oo gaartay meeshii...
Xildhibaanno kasoo jeeda DG Koofur Galbeed oo kahor yimid in Dadka...
Tiro Xildhibaanno ah oo katirsan Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya isla markaana deegaan-doorashadoodu tahay Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa kahor yimid in Dadka...