News Somalisan
Daawo Muuqaalka Beesha Cabdalle Sabdi oo ah Curadka beesha Sabti ayaa...
https://youtu.be/dffu5d8l8TM
Beesha Cabdalle Sabdi oo ah Curadka beesha Sabti ayaa maanta beerta Mogadishu Tourist Village kulan duco iyo Quraan saar isugu jira ugu sameeyay ugaaska...
Maxkamada ciidamada oo xukuntay dil toogasho ah iyo siideysmo
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhowaaqday xukunka kama dambeysta ah ee Daadir Cali Cismaan iyo Cabdullahi Cali Cismaan oo loo...
Golaha Warbaahinta Madaxa banaan waxay si buuxda u qaadaceen tabinta Dood...
Warsaxaafadeed Talefishinada iyo Raadiyayaasha ku midaysan Golaha Warbaahinta Madaxa banaan waxay si buuxda u qaadaceen tabinta Dood uu marti ku yahay Ra'iisul-wasaare Xamse Cabdi...
Muxuu mutaysan karaa qofkii la dhuunta ama aan bixinin canshuurta iibka...
Shalay waxaa magaalada Muqdisho ka hirgalay hannaanka cusub ee qaadista Canshuurta iibka ee loo yaqaano (VAT), taas oo dhan 5%.
Dhawaan ayay dowladdu canshuurtan soo...
Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo raali galin ka bixiyey...
Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo raali galin ka bixiy hhhadala dhawaan ka soo yeeray
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi...
DEG-DEG:- Xog-xaasi ah Oo aan ka helay dhibaato lagu haayo degmada...
DEG-DEG:- Xog-xaasi ah Oo aan ka helay dhibaato lagu haayo degmada ceeri gaabo
Madaxa cisbitaalka maanka Ceerigaabo, Mubaarik Axmed Cali ayaa si badheedh ah oo...
Dowlada fadaraalka oo bilowday qaadista canshuurta habka cusub
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in laga bilaabo 18ka bishan macaamiisha gadanaysa alaabaha kale duwan laga qaadi doono lacag dhan 5% Canshuurta iibka ah.
Wasaaradda Maaliyada...
Opening event somali diaspora investment concil Daahfurka golaha maalgashiga qurbo joogta...
Opening event somali diaspora investment concil Daahfurka golaha maalgashiga qurbo joogta Somaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho
Shirkaan waxaa soo qabanqaabiyey Gudiga maalgashiga qurbo joogta...
Aqriso Magacyada safiirada xalay la magacaabay
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey...
Fircoon iyo saaxiibkii haamaan
Sida la sheego Fircoon wuxuu caqli ahaan ahaa qof iska caadi ah, Haamaanna wuxuu ahaa caqliga uu Fircoon ku socdo, mar kasta oo fircoon...