Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

12 Sababood oo Akhrinta Buugaagtu ay tahay inay Noloshaada ka mid...

0
12 Sababood oo Akhrinta Buugaagtu ay tahay inay Noloshaada ka mid noqoto: 1. Jidka Aqoonta: Buugaagtu waxay bixiyaan kayd aqooneed aad u balaadhan oo ku...

Kawaanleyda degmada Cabdicasiis oo bannaanbax ka dhigay Muqdisho

0
Boqolaal kamid ah Ragga Mallaayga ku iibiya Kawaanka degmada Cabdulcasiis ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay Maanta bannaanbax xoogan ka dhigeen qeybo kamid ah...

Airstrikes in Lower Shabelle Kill Key al-Shabaab Figures

0
In a significant development in the ongoing battle against al-Shabaab, airstrikes targeted the Lower Shabelle region near the Kunya Berow district on Wednesday night,...

Mareykanka iyo Ruushka oo is weydaarsaday maxaabiis ay mudo kala haysteen...

0
Maraykanka iyo Ruushka ayaa is-weydaarsaday in ka badan 20 maxbuus oo ay iska kala hayeen qaarkoodna laga sii daayay xabsiyo ku yaalla Yurub, taasoo...

Maxaa kala socotaa heshiiskii shidaal qodista Soomaaliya ee turkiga

0
Dowladda Turkiga ayaa qaadeysa tallaabaddii ugu horreysay kadib heshiiskii shidaal qodista Soomaaliya, ayada oo Soomaaliya usoo direysa markabkeefa sahminta. Turkish Petroleum oo ah shirkad ay...

21 sano kadib raggii loo haystay weeraradii Sept. 11 oo heshiis...

0
Ninka lagu eedeeyay inuu maleegayay weeraradii Maraykanka lagu qaaday bishii September 11-keedii ee sannadkii 2001, Khalid Sheikh Mohammed iyo labo ka mid ah raggii...

Degmada Cabudwaaq oo lagu dilay laba Qof oo Shacab ahaa iyo...

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi dil loogu geystay laba Qof oo Shacab ahaa. Nin...

Xukuumada oo laga dalbaday in ay isku badesho wariirada gaashaandhiga iyo...

0
https://youtu.be/t7henhSt__I?si=htAXOKfTH2vOV3vc Xildhibaan Cabdirisaaq Macalin Ciid ayaa ka hadlay xilka wasaaradda Qoyska ee loo magacaabay Jeneraal Bashiir Goobe, isagoo ku taliyey in lagu bedelo wasiirka gaashaandhigga...

Daawo muuqaalka Xildhibaan Xersi aadan oo sheegay in dhawaan la burburin...

0
https://youtu.be/4qLuihOqj8A?si=9mPkTDE1K-i-Izpq Xildhibaan Xirsi Aadan Roobel oo kamid Golaha Shacabka Soomaaliya oo  Wariyeyaasha kula hadlay gudaha magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay xog ku aadan in la burburin...

Xawaadle oo u diiday Cali guudlaawe in uu maxaas gudaha u...

0
Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ilaa Xalay ay ka taagan tahay xiisad culus oo u dhaxeeysa maamulka...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com