News Somalisan
Taliye ka tirsan Booliska Puntland iyo Ilaaladiisa oo Qarax lala beegsaday
Faah faaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Saaka ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana lasoo sheegayaa inuu khasaare ka dhashay...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kormeeray Isbitaalka Demartimo
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil,...
Bannaanbax ay ka qayb qaateen siyaasiyiin oo ka dhacay Jarmalka
Barxadda hore ee baarlamaanka dalka Jarmalka, waxaa isugu soo baxay in ka badan 150,000 oo debedbaxayaal ah, kuwaas oo sameeyey waxa ay ugu yeedheen...
Dabley hubeysan oo Hooyo Soomaaliyeed si arxan darro ah ugu dilay...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday gudaha degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud.
Dabley hubeysan ayaa lagu soo...
Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo saakay xiran iyo Ganacsaada cabasho bannaanka la...
Waxaa saakay xiran inta badan goobaha ganacsi ee kuyaalla gudaha suuqa weyn ee bakaaraha, kaddib markii ganacsatada dowladda kusoo rogtay bixinta lacago badan oo...
Faah-faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay suuqa Bakaaraha
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro hoobiyayaal ah oo goordhow ku dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Hoobiyeyaasha ayaa dhaliyay...
Abiy Axmed oo wax laga weydiinayo arrimo ku aaddan Damaca uu...
Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa saaka hortagay Baarlamanka dalkiisa, Xili dalkaasi ay ka taagan yihiin Xaalado kacsanaan ah kadib markii jabhado hubaysan ay ku...
Ciidanka Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Gedo + Ujeedka
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gobolkaasi, kadib markii ay dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabeen ciidamada...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda
aliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Uganda Gen,...
Boqorka Ingiriiska oo laga helay Nooc ka mid ah Cudurka Halista...
Qasriga looga arrimiyo Boqortooyada Ingiriiska ee Buckingham Palace ayaa Isniinti shalay aheyd ku dhawaaqay, in Boqorka Boqrtooyada Midowday ee Ingriiska ee Boqor Charles laga...