Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Nin Soomaali ah oo  qoorta ka gooyay nin darbi-jiif ah oo...

0
Nin asalkiisu Soomaali yahay ayaa jimcihii kasoo muuqday maxkamad ku taalla dalka Jarmalka, kaas oo lagu eedeeyay in 111 jeer uu tooriyeeyay, kaddibna uu...

full VIDEO Dhibka iyo burburka Ispitalka Baladwewyne maamulka hirshabelle Waxba kama...

0
https://youtu.be/ZtyFmJVo_ps https://youtu.be/eKiqoOAlRYY Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Cisbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraro...

Codeyn: Shacabka Mareynka oo 90% ka cabsi qaba in Ruushka uu...

0
Xilli uu meel adag marayo duullaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine, ayaa ra’yi ururin laga qaaday shacabka Maraykanka waxa ay muujiyeen walaacooda ugu weyn...

press Release Somaliland Delegation’s official visit to the United States of...

0
Here is an official press release from the Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland regarding the visit of the President and...

Alshabaab oo shaacisay Magaca iyo qabiilka uu ka soo jeedo  ninkii...

0
Ururka Alshabaab ayaa sii daayay magaca iyo deegaanka uu kasoo jeedo ninkii isku miidaamiyay AUN xildhibaan Aamino Macamed Cabdi oo katirsanayd barlamaanka Soomaaliya,ninkaan oo...

Ciidamo Gadoodsan oo xirtay Xerada lama galaay iyo hoolka doorashada ee...

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan oo kasoo jeeda beesha leh kursiga HOP#059 ay saaka xirteen halka laga galo...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay ismaamulka Dowlad Degaanka...

0
Maleeshiyaad hubaysan ayaa weerar ku qaaday dad ku sugnaa Aaga Qabalaha Waal ee Santarka Yamaaruglay ee dowlad degaanka Soomaalida, iyaga oo weerarka  ku dilay...

Madaxweyne Waare oo ka digay in Qaraxyo lagu bartilmnaameydsado Musharraxiinta ku...

0
Madaxweynahii hore Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay weeraro ka dhaco Magaalada Beladweyne mar kale,islamarkaana lala beegsado Musharaxiinta qaar. Madaxweynaha waxaa...

Alshabaab oo weerar culus ku qaaday Saldhig ku yaalla Jubbada Hoose

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...

CRPD implementation in Somalia training workshop held in Mogadishu’s

0
CRPD implementation in Somalia training workshop held in Mogadishu’s On Monday 17 march 2022 CRPD implementation training workshop is held...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com