Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Ahlu suna oo dowlada ka gubtay gaadiid dagaal Askarna la aysay

0
wararka dheeraadka ah ee laga helayo  dagaal  ka dhacay aagga deegaanka Balli-Bire oo dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada  Dhuusamareeb. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidanka Ahlusunna...

Dhamaan ka hor inta aan la aasin dhiman waxay wada lahaayeen...

0
Dhamaan ka hor inta aan la aasin dhiman waxay wada lahaayeen danooyin hadafyo iyo ujeedooyin u gaar ahaa Sida guur safar wax barasho ganacsi iwm...

Dawladda Ethiopia oo Xabad joojin ku dhawaaqday halka Tigray. dana aan...

0
Dagaalka sokeeye ee ka qarxay Ethiopia ayaa in ka badan shan malyan oo qof ku qasbay in ay u baahdaan gargaar cunto kaas oo...

Rooble iyo Madax kale oo Salaada Janaasada ku dukuday Meydka Xildhibaan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka Qaarkood ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u...

Roobabka Guga oo ka Curtay qeybo ka mid ah dalka 

0
Roobabkii guga ayaa ka curtay deegaano kala duwan oo oo ka mid ah gobolada waqooyi  sida ,awdal iyo Sanaag ayay roobabka gugu ka curteen. Dorraad...

Magaalo ku taalla dal Carbeed oo dadka Muslimiinta ah aan loo...

0
Qoys Muslimiin Shiico ah oo ku sugan dalka Lubnaan ayaa laga dalbaday inay ka baxaan guriga ay daganaayeen, maadaama guud ahaan xaafaddaas ay tahay...

Saraakiisha Nato oo shaaciyay tirada askarta Ruushka kaga dhimatay dagaalka Ukraine

0
Inta u dhaxaysa 7,000 ilaa 15,000 oo askari oo Ruush ah ayaa ku dhintay hal bil ka dib duulaankii Ukraine, Waxa sidaasi wakaalada wararka...

Xafiiska Raiisal wasaare rooble oo dilka Xildhibaan Aamino ku eedeeyey Villa...

0
La-taliyaha RW: “Xildhibaanad Aamino waxaa loo dilay kiiskii Ikraan Tahliil” La Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Somalia Avv. Cumar Dhagey ayaa sheegay inuu jiro tuhun weyn oo...

Sanbaloolshe oo sicad u tilmaamay ciddii ka dambeesay Dilka iyo qaraxintii ...

0
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Baledweyne ayaa sheegay in khasaaro badan oo isugu jira...

Siyaasiin iyo blsho kale oo ka carooday Qoraal Madaxweyne Farmaajo kasoo...

0
Barta Facebook ku leedahay Villa Soomaaliya ayaa xalay lasoo dhigay qoraal Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga hadlayo qaraxa lagu dilay...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com