News Somalisan
Puntland oo dil toogasho saaka ku fulisay Nin dil geystay
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Puntland ayaa saaka waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere) kaas oo loo haysto...
Russia has lost another of its generals in the war in Ukraine, Kyiv military...
Russia has lost another of its generals in the war in Ukraine, Kyiv military sources said.
Lieutenant General Yakov Rezantsev, 48, commander of the army's 49th combined arms...
Xaaska hoggaamiye Muslim ah oo lagu eedeeyey in ay Sixirey tahay
Xaaska hoggaamiye Muslim ah oo lagu eedeeyey in ay Sixirey tahay
Eedeymo sixir, xatooyo iyo musuqmaasuq ah ayaa hareeyay Pakistan iyadoo dalkaasi uu wajahayo xilli...
Madaxweyne Zelensky oo shaaciyay in ciidamada Ruushka ay ka dileen 16,000...
Dagaalka ka socda dalka Ukraine ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidamada duullaanka qaaday ee Ruushka iyo...
Madaxweyne Joe Biden oo tagay Xadka Ukraine ammaana u jeediyay Saldhigab...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa booqasho aan horey loo sii shaacin ku tagay xero ciidamada cirka ee Mareykanka ku leeyihiin xadka ay wadaagaan...
TPLF oo aqbashey xabbad-joojin Dawladda Itoobiya ku dhawaaqday
Kooxda TPLF ayaa shaaca ka qaaday inay oggolaanayaan xabbad-joojinta dawladda Itoobiya ku dhawaaqday shalay, “haddii,” ayey yidhaahdeen; “gargaarka bani’aadanimo la gaadhsiinayo dadka ku dhaqan...
Mawjadaha Meydadka Hanadadi Itoobiya Ee Meelkasta Waran Maxaa Xuur Iyo Waraabe...
Madaxii Shirkadda Ethiopian Airlines oo iscasilay
Madaxii fulinta ee shirkadda Ethiopian Airlines, Tewolde Gebremariam, ayaa iscasilay ka dib muddo badan oo uu hoggaaminayey isbedello, isla...
Ukraine oo gubtay Markab Dagaal oo Ruushku leeyahay
Ukraine-Markab laga leeyahay Ruushka ayaa lagu burburiyay magaalo-dekadeedka la heysto ee Berdyansk, iyadoo labo doomood oo kalena ay waxyeello ka soo gaartay, sida ay...
Siyaasiyoow,intaad Gaal qanci is leedahay, Aduunyo Hoog,Aakhirana Naarta Haawiyo ha isku...
1-Siyaasi Reer Hargesa ah ayaa yiri: Dee, Annagu waxaan nahay Dal Demoqaraadi ah, Xuriyadda Diimahana waanu ogolnahay, Kaniisad Cusub ayaana Hargesa Laga furay Usbuucaan....
Xildhibaankii ku fadhiyay kursiga HOP058 oo doorashada ka tanaasulay iyo Sanbaloolshe...
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacdo doorashada kursiga xildhibaan ee tirsigiisu yahay HOP058 uu ku fadhiyay Xildhibaan...