Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Weerarada dilaaga ah ee ka dhanka ah haweenka ayaa ku soo...

0
Weerarada dilaaga ah ee ka dhanka ah haweenka ayaa ku soo badanaya Kurdistan Ciraaq Haweeney uu ninkeeda nolosha ku gubay, qaar kalena waxaa toogtay aabe...

Madaxweybaha mayalka adag ee Deni oo si rasmi ugu dhawaaqay inuu...

0
Madaxweybaha mayalka adag ee Deni oo si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne Madaxweynaha dawladda Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa caawa 19ka marso 2022...

Ruushka oo qirtay in Gantaal xawaaraha codka ka sareeya u adeegsaday...

0
Dowladda Ruushka ayaa duullaanka ay ku qaaday dalka Ukraine u adeegsaday hub culus oo nuucyo kala duwan, waxaana laga cabsi qabaa in Ruushka oo...

RW hore oo noqday darawal kaxeeya gaadiidka xamuulka ah

0
Raisul Wasaarihii hore ee UK David Cameron ayaa noqday darawal kaxeeya gawaarida Xamuulka ee gala safarada dhaadheer. Cameron ayaa ka soo muuqday warbaahinta xilli uu...

Full VIDEO Musharax Madaxweyne ahne Xildhibaan ka tirsan golaha barlamaanka Xildhibaan...

0
https://youtu.be/Yohupu4L9hA Musharax Madaxweyne ahne Xildhibaan ka tirsan golaha barlamaanka Somalia . Xildhibaan Fowsiya yuusuf Xaaji Adan oo weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho Waxaana soo dhaweynteeda ka...

10 waddan oo Afrikaan ah oo leh qiimaha shidaalka ugu sarreeya...

0
https://youtu.be/wjeEeLGwOQ4 10 waddan oo Afrikaan ah oo leh qiimaha shidaalka ugu sarreeya illaa Maarso 2022 Zimbabwe: Dalkan Koonfur Afrika ayaa ah dalka ugu qiimaha badan...

Ukraine oo ku baaqday wadahadal nabadeed oo degdeg ah

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa maanta ku baaqay wadahadal nabadeed oo macno leh oo si degdeg ah loola yeesho Moscow. Waxa uu sheegay in ay...

Waa Immisa is qortay Xildhibaanimo Maqaar saar ah imisaase dhiman doorashada...

0
Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada...

Deyn Cafintii Somalia oo gaarta dal weynaha Maraykanka

0
Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku sugan magaalada Washington D.C ee Caasimadda dalka Mareykanka halkaasi oo shirar heer sare...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com