Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Daahir digdigle oo qarax miino lagu dilay

0
Allaha u naxariistee waxaa qarax miino lagu dilay daahir Xasan tooxow  digdigle Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aasao ayaa la kacda6 gaari uu saarnaa...

Full VIDEO Qiimaha Shiidaalka lagu Iibiyo

0
https://youtu.be/wjeEeLGwOQ4 Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka duuleysa Waajibaadka Shaqo Ee Wasaaradda ee ku aadan ilaalinta Tayada Shidaalka iyo Hubinta qiimaha Shidaalka...

Yaa ku marti qaaday  Muuse Biixi Maraykanka in uu mareykanka tago...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad ka helay hay'adda The heritage Foundation ayaa...

Taliye shub laandhère oo qaatay Shahaada Muraxnimada si uu boos ugu...

0
Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta ka dhabeeyey musharixnimadiisa Golaha Shacabka Soomaaliya, isaga oo isku soo taagay kursiga tirsigiisu yahay...

Ciidamada Ethiopia oo nolosha ku gubay dad Tigray ah, iyo Cadeymo...

0
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay tallaabo ka qaadi doonto dadkii ka dambeeyay falkan oo ay kaamirooyinka qabteen. DW ma aysan awoodin inay si...

Baaritaan lagu ogaaday sababtii fududeysay weerarkii Al-Shabaab ee saldhigga Mareykanka

0
Baaritaano Millateri ayaa lagu ogaaday hoggaan xumo, tababar aan ku filneyn iyo “dhaqan is hooseysiin ah” oo ka dhex jira ciidamada Mareykanka uu wiiqay...

Maxay kawada hadlayaan Wakiilada Shiinaha & Mareykanka ee maanta ku kulmaya...

0
Milateriga Ukraine ayaa sheegay in iyadoo ciidamada Ruushka ay sii wadaan duulaankooda ay ciidamada keydka dhigeen xudduudaha Ukraine. Warbixintii ugu dambeysay ee uu soo saaray...

Kulan gaar ah oo u socdo Madaxweynaha Hir-Shabeelle & kuxigeenkiisa

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarunta Madaxtooyada ee lamagalaay in uu kulan gaar ah...

waxay Noqotay ila meereyso doorashada kuraasta taalla Beledweyne & Maamulka Gobolka...

0
Guddiga SEIT ee HirShabelle ayaa maanta shaaciyay shuruudaha laga rabo dhamaan musharaxiinta rabta inay u tartamaan kuraasta ku harsan maamulkaas ee Golaha Shacabka, waxayna...

Galmudug oo soo saartay Jadwalka doorashada Saddex Kursi

0
Guddiga Doorashada dowlad Goboleedka  Galmudug ayaa shaaciyay  Guddiga Xulista Kuraasta kala ah HOP#018, HOP#021 iyo HOP#020 iyo xiliga qabashada doorashada kuraastaas. Guddiga ayaa sheegay in...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com